Dowlada Turkiga oo baaq ku aadan taageerada Somalia u dirtay dalalka Islaamka

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa dowladaha iyo shacuubta islaamka ugu baaqay in ay gacan weyn ka geystaan caawinta dadka Soomaaliyeed ee la dhibaateysan fatahaadda wabiyada Jubba iyo Shabelle. Wasiir ayaa hadalkaan ka jeediyay shir ay isugu yimaadeen wasiirada arrimaha dibadda ee ururka iskaashiga islaamka oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya kaasoo ka qabsoomay … Continue reading Dowlada Turkiga oo baaq ku aadan taageerada Somalia u dirtay dalalka Islaamka